Madaxweyne Deni oo xil sare u Magacaabay Jaamac Aadan X. Max’uud

WAREEGTO Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka   Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa & waayo-aragnimdiisa shaqo. Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Jaamac Aadan Xaaji Maxamuud loo … Continue reading Madaxweyne Deni oo xil sare u Magacaabay Jaamac Aadan X. Max’uud